Posts

Showing posts from December, 2023

Fariinta Madaxweynaha DDS ee Sanadka cusub ee 2024

Image
Sanad cusub oo wacan! Ilahaygii nabad iyo caafimaad inagu soo gaadhsiiyay ayaa mahad iska leh. Intii aan nasiib u helin inay soo gaadhaan iyo intii amuuradoodu ayna u saxmin sanadkii tagayna waan u ducaynaynaa mid walba in Ilaahay waxay rabeen waafajiyo. Sanadkii tagay ee 2023 waxaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalidda u qabsoomay wax badan. Waxaa la sii adkeeyay amniga. Waxaa la xaqiijiyay daganaansho siyaasadeed. Waxaa la sugay xuquuqaaha aasaasiga ah ee muwaadiniinta. Waxaa laga midho-dhaliyay qorshayaashi horumarineed, miyi iyo magaalaba. Waxaa kobcay ganacsigii iyo maalgashigii. Waxaa si wayn kor loogu qaaday dakhligii. Waxaa la xoojiyay isla xisaabtanka hay’adaha ku salaysan, iyadoo Xafiiska Qorsheeynta iyo Wakaaladda iibka la siiyay awoodo ay ku xaqiijiyaan in si caddaalad ah loo qaybiyo mashaariicda, si cadcadaan lehna loogu tartamo. Waxaa la balaadhiyay barnaamijka caymiska caafimaadka bulshadda. Waxaa dardar la galiyay tayaynta waxbarashadda, inkastoo natiijooyinkii laga rabay wa

𝗧𝗘𝗟𝗟𝗜𝗡𝗚 𝗢𝗨𝗥 𝗦𝗧𝗢𝗥𝗬 - UNIVERSITY OF KABRIDAHAR

Image
  It takes strategy to tell an effective story that celebrates our impact, elevates our strengths, captures our personality, and defines what the world can expect from us. Simply put, it’s the blueprint for building our brand. Everything we say and everything we do as a brand is built on this brand strategy. It’s how we tell the world: Here is who we are, why we exist, and why it matters. Every element of the strategy results from focused decisions to establish the positioning for our brand and a platform for our big idea. This is how and where it all started. Nothing says good leadership like having visionaries at the helm. What began as a discussion among our university leaders has now come to fruition in front of us. The goal is for the University of Kabridahar to be one of the top destinations for the best students from the country and neighbouring countries. Then, they realised that several things needed to be changed, and thus the branding campaign was born. The rest, as they say

Xildhibaan Mareykanka kasocota oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

Image
Sawirka: Madaxtooyada Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo booqasho ku yimi Puntland, Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada. W/Q: Maxamed Cumar

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 6aad ee Puntland oo la filayo in la soosaaro caawa

 December 31, 2023 - Gudiga Xalinta khilaafaadka iyo ansixinta xildhibaanada Puntland ayaa la filayaa inay caawa soo saari doonaan liiska Xildhibaanada cusub ee ay yeelan doonto DPL. Musharaxiinta xilka Madaxweynaha qaarkood iyo Isimada Puntland ayaa soo jeediyay in doorasha lagu galo 49 Xildhibaan oo la tixgaliyo aayo ka tashiga dadka deegaanada SSC-Khaatumo oo sheegay 23 Dec inayna ka qayb galaynin doorashooyinka Puntland. Geesta kale MW Puntland Dr. Siciid C/laahi Deni ayaa sheegay in doorashada ayna wakhtigeeda dhaafaynin laguna galayo 66 dii xildhibaan.