𝗧𝗘𝗟𝗟𝗜𝗡𝗚 𝗢𝗨𝗥 𝗦𝗧𝗢𝗥𝗬 - UNIVERSITY OF KABRIDAHAR
It takes strategy to tell an effective story that celebrates our impact, elevates our strengths, captures our personality, and defines what the world can expect from us. Simply put, it’s the blueprint for building our brand.
Everything we say and everything we do as a brand is built on this brand strategy. It’s how we tell the world: Here is who we are, why we exist, and why it matters. Every element of the strategy results from focused decisions to establish the positioning for our brand and a platform for our big idea. This is how and where it all started.
Nothing says good leadership like having visionaries at the helm. What began as a discussion among our university leaders has now come to fruition in front of us. The goal is for the University of Kabridahar to be one of the top destinations for the best students from the country and neighbouring countries. Then, they realised that several things needed to be changed, and thus the branding campaign was born. The rest, as they say, is history. The university is extremely excited to launch the seeds of its ‘branding campaign’ now that its website has been renamed to the new acronym in coordination with all our social media platforms. We're only getting started.
Si aan u tebinno sheeko wax ku ool ah oo ka turjumaysa saamayntannada, awooddannadana kobcinaysa, isla markaana qeexaysa waxa adduunku naga filan karo, waxaa lagama maarmaan noqotay in aan la nimaadno hal-abuur iyo xeelad lagu saleeyo qorshe ay astaan u tahay summad aan annagu leenahay. Qayb kasta oo qorshahan ka mid ah waa natiijo ka dhalatay go'aanno diiradda saaraya meel marinta astaanteenna iyo madal loogu talo galay soo bandhigista aragtidannada guud.
Qeexitaanka ugu mudan ee hoggaamin wanaagsan la siin karo waa in ay ku sifaysnaadaan aragti-dheeri. Arrin markiisii hore ku billowday soo hadal qaad iyo wada sheekaysi dhex maray hoggaaminta Jaamacadda Qabridahar, ayaa aannu maanta midhihiisii joognaa. Hadafku wuxuu ahaa sidii Jaamacadda Qabridahar u noqon lahayd mid ka mid ah xarumaha ugu tayada sarreeya ee ay ka baxaan ardayda ugu wanaagsan dalka, waddadamada dariska ah, iyo mustaqbalka dunida oo dhan. Kaddib, waxaa la garwaaqsaday in dib u habayn lagu sameeyo dhawr arrimood oo ay astaamaynta Jaamacaddu ka mid tahay; halkaas ayuuna ka dhashay ololahan aynu maanta gabagabadiisii joogno.
Waxaa farxad wayn noo ah in aan si rasmi ah idiin la wadaagno astaanta iyo magaca cusub ee Jaamacadda oo hadda kaddib ay ku suntanaan doonaan dhammaan ciwaannada ay Jaamacaddu ku leedahay baraha bulshada iyo mareegteedaba. Intaa waxaa dheer, wax walba oo aan fuliyayno iyo wax kasta oo aan sheegayno Jaamacad ahaan, waxa uu ku salaysnaan doonaa astaanteenna cusub. Waxa ay astaantani noqon doontaa qaabka aan dunida ugu tebin doonno cidda aan nahay iyo sababta aan u aasaasannahay.
W/Q: Maxamed Cumar
Comments
Post a Comment