Posts

Showing posts from January, 2024

Muxuu yahay heshiiska Baddeed ee Dalka Ethiopia iyo Somaliland kala sixiixdeen ama galeen?

Image
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis taariikhi ah. Heshiiska iskaashiga ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Somaliland, ayaa loogu talagalay in uu noqdo qaab-dhismeedka iskaashiga dhinacyada badan leh ee labada dal. Heshiiska is-afgaradku waxa uu u gogol xaarayaa in la xaqiijiyo hamiga Itoobiya ee ku aaddan sugidda helitaanka badda iyo kafa iideysiga dekedaha. Waxa kale oo ay xoojinaysaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda. Intaa waxaa dheer, Heshiiska Is-afgaradku wuxuu sidoo kale tilmaamayaa dariiqa lagu xoojinayo xiriirkooda siyaasadeed iyo danaha diblomaasiyadeed. Heshiiska Is-afgaradku wuxuu dib u xaqiijinayaa mawqifka mabda'a ah ee Dawladda Itoobiya si loo horumariyo danaha wadaagga ah iyada oo loo marayo iskaashi ku salaysan isdhaafsi. Heshiiska is-afgaradku waxa uu keenayaa cutub cusub oo wada shaqayn ah oo muhiimad wayn u leh is dhex
Image
The Covert Genocide is the first comprehensive account of the horrors that befell Ethiopia's Somali region during the reign of Abdi Mohamoud Omar-commonly known as Abdi iley -who ruled over the Somali inhabited parts of Ethiopia between 2010 and 2018. In this book Abdulkadir Ali 'Bureida' offers an incisive assessment of the Abdi iley years. His reign of terror claimed the lives of thousands of Somalis in Ethiopia. It lastingly damaged-physically, mentally and socially-a good part of the community. As the federal government's main pillar of the counter-insurgency against the reel Ogaden National Liberation Front (ONLF) Abdi iley acted as a state within the state. On his and his officials' orders countless civilians, political competitors and suspected and real ONLF supporters were arrested, tortured and killed across the region. Drawing over 700 interviews with witnesses and survivors, The Covert Genocide provides the reader with an insider's account of the a

Dhacdo yar sida safar kooban ayaa qofka noloshiisa oo dhan badali karo sida che guevara .

Image
  Dhacdo yar sida safar kooban ayaa qofka noloshiisa oo dhan badali karo sida che guevara . " Nin dhalinyaro kasoo jeedo qoys qani ah caafimaadka barto yacnii mustaqbal iyo daganaan ku fikiraayo " - Asaga iyo saaxiibkii ayaa safar kooban oo dalxiis ah ku aaday wadamada K.ameerika waxay wateen mooto Ujeedku wuxuu ahaa in ay maraykanka tagaan kadibna ay soo laabtaan laakiin intii ay wadada ku sii jireen ayay arkeen xaalada saboolnimada iyo dulmiga ka jirto wadamadaas wadamo ay maamulaan siyaasiyiin mujrimiin ah laakiin xiriir la leh galbeedka imbiryaaliga ah gaar ahaan maraykanka " Safarkaas kadib ayuu go'aansaday che guevara in ayna noloshiisu caadi ahaanin in uu u halgamo shucuubtaas sidii ay uga bixi lahaayeen xaaladaas halkaan kama hadlayno in uu saxyahay iyo in kale fikirkiisa. Sanad Cusub oo wacan !! Maxamed Cumar Sulub