Dhacdo yar sida safar kooban ayaa qofka noloshiisa oo dhan badali karo sida che guevara .

 

Dhacdo yar sida safar kooban ayaa qofka noloshiisa oo dhan badali karo sida che guevara .
" Nin dhalinyaro kasoo jeedo qoys qani ah caafimaadka barto yacnii mustaqbal iyo daganaan ku fikiraayo "
- Asaga iyo saaxiibkii ayaa safar kooban oo dalxiis ah ku aaday wadamada K.ameerika waxay wateen mooto
Ujeedku wuxuu ahaa in ay maraykanka tagaan kadibna ay soo laabtaan laakiin intii ay wadada ku sii jireen ayay arkeen xaalada saboolnimada iyo dulmiga ka jirto wadamadaas wadamo ay maamulaan siyaasiyiin mujrimiin ah laakiin xiriir la leh galbeedka imbiryaaliga ah gaar ahaan maraykanka "
Safarkaas kadib ayuu go'aansaday che guevara in ayna noloshiisu caadi ahaanin in uu u halgamo shucuubtaas sidii ay uga bixi lahaayeen xaaladaas halkaan kama hadlayno in uu saxyahay iyo in kale fikirkiisa.

Sanad Cusub oo wacan !!
Maxamed Cumar Sulub

Comments

Popular posts from this blog

Muxuu yahay heshiiska Baddeed ee Dalka Ethiopia iyo Somaliland kala sixiixdeen ama galeen?